Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1870 headlines · 42 sources · updated 16 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali2 days ago

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe oo Si Rasmi ah u Helay Taageerada Xisbiga JSP ee Doorashada Hirshabeelle MUQDISHO, 13 Sebteembar 2026 — Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) , ayaa loo aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed2 days ago

HirShabelle oo lagu kala baxay iyo Xasan Sheekh oo Guudlaawe siiyay kaarka JSP

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa si rasmi ah galabta loo soo afjaray dooddii muddada dheer ka taagnayd cidda noqonaysa musharraxa Xisbiga JSP ee doorashada maamulka HirShabelle, iyadoo ugu dambeyn kaarka musharraxnimada la siiyay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin2 days ago

Somaliland Human Rights Commission expresses concern over the arrest of journalists and a poet in Hargeisa.

The Somaliland Human Rights Commission has expressed concern regarding the detention of poet Ismaaciil Yuusuf (Jiheeye), journalist Cabdiqani Xuseen Abokor (Baylood), and journalist Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh), stating that some of…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin2 days ago

ACLED states that Al-Shabaab remains the most powerful group among those affiliated with Al-Qaeda.

A new report by the Armed Conflict Location & Event Data Project (ACLED) states that Al-Shabaab remains the most powerful non-state armed group in Somalia and the most violent Al-Qaeda affiliate globally. ACLED notes that Al-Shabaab is…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago

Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmaya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii uu soo gabagabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaano ka tirsan Puntland, kuwaas oo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 days ago

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday askari sabab yaab leh u dilay muwaadin

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax oo loo yaqaan Kabtan Dhashiike, kaas oo lagu helay dilka marxuum Cabdicasiis Sheekh Xuseen.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago

Cirro oo Maraykanka kula kulmay masuul ka tirsan urur u ololeeya xoojinta xiriirka Israel iyo bulshada Afrikaanka ah

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku sugnaa dalka Maraykanka kulan la yeeshay Dumisani Temsgen Washington, oo ah aas-aasaha iyo hoggaamiyaha…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.