Two Al-Shabaab Members Killed While Planting Explosives in Mahaday, Police Say↗
GOOBJOOG NEWS | MAHADAY: Police in HirShabelle state say they have killed two suspected Al-Shabaab members who were allegedly planting two explosive devices in a livestock market in Mahaday district. The two men were killed on Thursday…
Somali Parliament Committee Reviews Legislative Work Amid Political Tensions↗
Mogadishu, Somalia -- The Standing Committee of Somalia's House of the People held its weekly meeting on Thursday at the Villa Hargeisa parliamentary complex in Mogadishu, reviewing legislative work and the progress of bills…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Culimada Soomaaliyeed oo dalbaday in baaris la bilaabo, uuna Xasan degdeg u joojiyo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga hadlay cabashooyinka isa soo taraya ee la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah caasimadda.…
Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu↗
Mogadishu, Somalia -- The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights, amid growing complaints over the demolition and seizure of land and…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta tirada Maraakiibta lagu afduubay biyaha Soomaaliya afartii bilood ee la soo dhaafay.↗
Xeebaha Soomaaliya ayaa tan iyo bilowgii dagaalada Bariga Dhexe wajahay Mowjado falal burcad badeednimo ah iyadoo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Rethinking Humanitarianism | Somalia's Plan to Break Free From Aid Dependence↗
Aid cuts have been "cataclysmic" for aid-dependent countries. How will states respond?
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © The New Humanitarian — reproduced for reference, full article at the publisher. Markab hub Turkigu leeyahay u siday Muqdisho oo la afduubtay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Burcad-badeed Soomaali ah ayaa xeebaha Puntland ku afduubtay markab xamuul oo siday hub, qalabka isgaarsiinta iyo qalab dayax-gacmeed oo loo waday xarun tababar milateri oo Turkigu ku leeyahay magaalada…
Parliament Reviews Opposition Talks, Legislative Agenda in Weekly Meeting↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s House of the People Standing Committee reviewed talks with opposition representatives and the progress of key legislation during its weekly meeting in Mogadishu on Thursday, as parliament moves to…
QM oo shaacisay sida DF u wiiqday dhaqaalihii Shabaab ee Muqdisho iyo weeraradii↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin cusub oo loo gudbiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday isbeddel lagu arkay qaabka ay Al-Shabaab uga hawlgasho Soomaaliya, iyadoo kooxda ay yareysay tirada weerarrada…
Uganda’s President Presses Somalia’s President to Resolve Political Crisis↗
MOGADISHU (SD) — Uganda is reportedly urging Somali President Hassan Sheikh Mohamud to reach a political agreement with opposition groups, as growing tensions over elections threaten to complicate the future of the African Union Support…
Puntland oo shaacisay degmooyinka ku guulaystay mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka↗
Puntland ayaa shaacisay in degmooyinka Gaalkacyo, Eyl, Bareeda iyo Buraan ee gobollada Mudug, Nugaal, Raascasayr & Haylaan ku guuleysteen mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka. Mashruucan oo ay ku baxayso lacag dhan lix milyan oo doolar…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Museveni oo Xasan Sheekh Cadaadis Saaray?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa gaartay heer ay walaac ka muujinayaan qaar ka mid ah dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo warbixin lagu daabacay Africa Intelligence lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Digniin cusub oo laga soo saaray culeyska AUSSOM iyo fursadda Al-Shabaab↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil iyo diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa ka digaya in haddii aan la helin ilo dhaqaale oo kale ay adkaan karto in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ay sii joogaan saldhigyada ku yaalla deegaanada…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Fadeexad ka Taagan Safaaradda Soomaaliya ee Serbia↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xubno Soomaali ah oo ku sugan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa dood weyn ka dhaliyay baraha bulshada, kaddib markii la faafiyay codad iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Fiqi ma wuxuu isku beddelay afhayeenka dowladda?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa muddooyinkii dambe si joogto ah uga falcelinayay hadallada kasoo baxaya mucaaradka iyo siyaasiyiinta dhaliila dowladda. Wasiirka ayaa si joogta ah u…
Somalia Minister Highlights Media Modernization and Ai At Africa-China Forum↗
Beijing -- Somalia's Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, has highlighted his country's efforts to modernize its media sector and adapt to rapid technological change at the seventh Forum on…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta wada-hadallo xasaasi ah oo dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Farmaajo↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa wada-hadallo la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyagoo doonaya in la mideeyo awoodda mucaaradka si ay door weyn uga yeeshaan…
Somalia Records First Clean Audit of Public Finances, PM Barre Says↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s public finances have received a clean audit opinion for the first time, Prime Minister Hamza Abdi Barre has said, describing the finding as a milestone in efforts to improve financial management and…
Wasaaradda A/Dibadda Soomaaliya oo si weyn loogu dhalleeceeyay arrin ay maanta sameysay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegtay inay si weyn uga xun tahay burbur ka dhacay goob macdanta dahabka laga qodo oo ku taalla tuulada Zamboye ee galbeedka…
Somalia Disaster Agency Chief Meets Religious Leaders Over Flood Preparedness↗
Mogadishu -- The head of Somalia's National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, has met with the chairman of the Supreme Council of Somali Scholars, Sheikh Adan Abukar Osman, also known as Sheikh Sufi…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Gunmen seize tanker off Yemen amid resurgence of Somali piracy↗
UK maritime security monitor says Seamull tanker diverted towards Somalia, as wave of piracy sweeps the Gulf of Aden.
Read at Al Jazeera ↗Headline and extract © Al Jazeera — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa looga hadlay kulanka Jaamac uu guddoomiyay ee ka dhacay Villa Hargeysa?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Burcad-badeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Qabsatay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda Ingiriiska ee la socota amniga iyo dhaqdhaqaaqa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha Dayniile oo ku guuleystay abaal-marinta Somali Leadership Awards 2026↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa ku guuleystay Somali Leadership Awards 2026 – Special Leadership Award (SLA Winner 2026), taas oo lagu maamuusay hoggaamintiisa,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 DFS oo Lumisay Gacan-ku-haynta Balad-Xaawo, Jubbaland oo la Wareegtay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Gobolka Gedo ayaa mar kale wajahaya isbeddel weyn oo dhinaca amniga iyo siyaasadda ah, kaddib markii Cabdirashiid Xasan Nuur (Cabdirashiid Janan), oo Dowladda Federaalka Soomaaliya u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay ka dhigan tahay in Xasan uu aqoonsiga ka guddoomo safiirro aan Muqdisho deggenayn?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay toddobo safiir , kuwaas oo intooda badan aan safaarado ku lahayn Muqdisho, balse Soomaaliya uga wakiil ah…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026 Ciidamo ka Goostay Baydhabo oo Laftagareen ku Biiray↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo warar cusub ay sheegayaan in qaar ka mid ah ciidamada ku sugnaa magaalada iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia ex-FM accuses Turkey of Puntland ‘massacre’↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s former Foreign Affairs Minister, Abdisaed Muse Ali, accused Turkey on Thursday of carrying out a “massacre” of Somali nationals on Puntland’s coast, escalating a row over a drone strike that killed…
Sidee looga fal-celiyay dib u dhaca doorashada HirShabelle?↗
Jowhar (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashada Maamul-goboleedka HirShabelle, kadib markii uu guddiga doorashooyinka shaaciyay in muddo kooban dib loo dhigay waqtiga…
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka degmada Saaxo↗
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug. Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.