Xukuumadda Galmudug oo ka digtey safarka Madaxweynaha Puntland ee Bariga Mudug.
Maamulka Galmudug ayaa ka digay safarka Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu ku marayo deegaannada bari…
Aggregated
What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.
These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works
Filtered to Somalia · clear
Maamulka Galmudug ayaa ka digay safarka Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu ku marayo deegaannada bari…
Aug 23 (Jowhar)-Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday Garsoore Janet Vargas oo tallaabo sharci darro ah kana hor imaanaysa Nidaamka Federaalka ku tilmaamtay…
New Delhi (Caasimada Online) – Xiriirka difaaca ee Soomaaliya iyo Pakistan oo si xawli ah u sii xoogeysanaya ayaa indhaha ku soo jeediyey Hindiya, oo si dhow ula socota doorka cusub ee Islamabad ay ka sameysaneyso Geeska Afrika iyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in shacabka Gobolka Mudug ay mudan yihiin abaalmarin…
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed, Cismaan Isaaq Maxamed, ayaa dowladda Kenya ka dalbaday inay xirto madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, isla markaana loo soo gacan…
Türkiye’s double standard on Cyprus and Somaliland exposes a geopolitical contradiction for Mogadishu and creates a new diplomatic opening for Somaliland recognition By Nassir Hussein Kahin Mogadishu’s Cyprus moment A parliamentary post…
Muqdisho (Caasimada Online) – Isbaheysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa iska fogeeyey kulan gaar ah oo Khamiistii dhexmaray madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed,…
Turkey and Israel can compete peacefully interests in Somaliland without turning it into another arena for direct geopolitical rivalry. Abdi Daud examines Somaliland recognition, Ankara’s options and Red Sea geopolitics By Abdi Daud We…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya barriga gobolka Mudug ayaa xalay ku hoyda deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban, isaga oo kulan la qaatay bulshada deegaankaas. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee…
Inside Washington’s Somaliland dilemma, David Shinn reveals what U.S. policy really means, examining the prospects for Somaliland recognition and Washington’s strategic interests in the Horn of Africa. By Saxafi Media HARGEISA, Somaliland…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaqaalaha dalka uu sanNadkii 2025 kordhay 3.1 boqolkiiba, iyadoo isla xilligaas ay hoos u dhaceen qaar ka mid ah taageeradii iyo deeqihii caalamiga ahaa ee…
Ciidamo isku dhaf ah oo ka socda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay xakameeyaan…
HARGEISA — Somaliland has called on Cyprus and Greece to reconsider their positions on Somaliland’s international recognition, following a controversial telephone conversation between Somalia’s newly appointed parliamentary speaker,…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka…
GAROWE (SD)— Puntland has officially condemned recent attacks along the Nugal coast and demanded an explanation over who carried out the strikes, amid growing concerns about renewed piracy and foreign military activity in the region. The…
Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal, isaga oo u jihaystay dhanka xeebaha degmooyinka Eyl iyo Godobjiiraan. Wararka ayaa sheegaya in kooxda…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Walaac xooggan ayaa ka jira xaafadda Buulo Eelaay ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararka laga helayo deegaanka ay sheegayaan in cagafyo ay maanta ka bilaabeen burburin iyo jarista qeybo ka…
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo…
Aug 22 (Jowhar)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta UNICEF ayaa ka digtey nafaqo daro baahsan oo soo wajahaysa caruurta Soomaaliyeed kadib markii 200 oo xarumood oo caafimaad iyo nafaqo ah lagu qasbay inay xirmaan sababo la…
The Somali National Army together with the local defense forces foiled Al-Shabab’s attempts to retake the Ali Ganey settlement in the eastern part of the Hiiraan region. Al-Shabab fighters reportedly part of the group that recently seized…
Aug 22 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay…
Kismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta bilowday diiwaangelinta ciidamada Darawiishta ee haatan ku sugan duleedka magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada ayaa lagu sameynayaa xog diiwaangelin rasmi ah,…
Aug 22 (Jowhar)- Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si…
MOGADISHU (Somaliguardian) – A single sentence of gratitude, posted by Somalia’s newly elected parliament speaker to an official of a government Somalia does not recognize, has forced Mogadishu into a four-day diplomatic scramble – and…
The global funding crisis for humanitarian work is taking a growing toll on the most vulnerable children in Somalia, where some aid programmes and facilities have been forced to shut down.
Somalia’s Minister of Finance, Biixi Imaan Cige, has held talks with UNDP Somalia Resident Representative Christophoros Politis during a visit to the Ministry of Finance in Mogadishu, with discussions focusing on strengthening cooperation…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somali local defence forces have killed two Al-Shabaab commanders in separate operations in Somalia’s Middle Shabelle region, the Ministry of Defence said. The operations were carried out in the Daaru-Nicma and…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros Politis, oo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda, iyadoo labada dhinac ay ka…
Somali Security Forces Complete Crime Investigation Training Somali police officers and personnel from the National Intelligence and Security Agency have completed a year-long advanced training programme focused on modern crime…
Ciidamada Soomaaliyeed oo dhameystay tababar dambi-baaris Saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo gabagabeeyay tababar heer sare ah oo muddo hal sano ah socday,…