Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1942 headlines · 42 sources · updated 52 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Kiisaska waaweyn oo dib u kiciyay doodda garsoorka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Nidaamka garsoorka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe wajahaya dood xooggan oo ku saabsan madax-bannaanida maxkamadaha, hufnaanta dacwadaha, musuqmaasuqa, dib-u-dhaca kiisaska iyo sida dadka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Aug 2026

Cumar Cabdirashiid oo sheegay in aan dowladda Xasan Sheekh laga aqbali karin…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha caasimadda, xilli ay kordheen howl-gallada burburinta ee ay waddo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Burinta doorashadii Galmudug: Fursad mise caqabad Xasan Sheekh?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijadii doorashadii Galmudug ayaa furay xaalad siyaasadeed oo cusub Go’aankaasi wuxuu Xasan Sheekh Maxamuud iyo ururka siyaasadeed ee…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Aug 2026

Puntland oo dacwad ka gudbisay Turkiga kadib arrin xasaasi ah oo ay ku eedeysay

Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa si toos ah Turkiga ugu eedeysay inuu mas’uul ka yahay duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha maamulka, xilli burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku hayaan markabka M/V LUTUF.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Abaaraha oo halis geliyay carruurta Soomaaliyeed

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Sheekada Cabdullaahi, oo ah ilmo sagaal bilood jir ah, ayaa tusaale u noqotay saameynta ba’an ee abaaraha ku yeesheen qoysaska Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku tiirsan xoolaha. Cabdullaahi…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed27 Aug 2026

CiidankaHaramcad oo howlgallo qaatay saddex maalin ka wada deegaanno ku teedsan…

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo culus oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ciidamada gaarka ah ee Haramcad ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Soomaaliya oo wajahaysa gaajo iyo fatahaado

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya oo ay colaado saameeyeen ayaa sanadkan si weyn ugu burburtay abaaro iyo hoos u dhac weyn oo ku yimid gargaarka bani’aadantinimo, waxaana hadda dalka uu isu diyaarinayaa fatahaado…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed27 Aug 2026

Guddoomiye Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Baydhabo oo wajahaysa xiisad cusub

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaalad siyaasadeed iyo amni oo xasaasi ah, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska Birmadka Koonfur Galbeed, Gaashaanle…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Ciyaal Weero oo Jowhar ka soo shaac baxay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, ayaa wajahaysa walaac cusub oo dhinaca amniga ah, kaddib markii ay soo baxeen kooxo dhalinyaro ah oo loo adeegsado magaca Ciyaal…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.