Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1957 headlines · 42 sources · updated 1 minute ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

DEG DEG: Ciidamada Turkiga iyo Soomaaliya oo soo furtay markabkii hubka siday

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidamada badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ay gacanta burcad-badeedda ka soo furteen markabka xamuulka qaada ee M/V…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali29 Aug 2026

Somali Senator Calls for Elections

Senator, a member of the Upper House of Somalia’s Federal Parliament, has staged a protest inside the chamber, declaring that his term has expired and accusing the government of operating illegally. The Senator, who represents Puntland,…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed29 Aug 2026

Senator laga soo doorto Puntland oo arrin cajiib ah ka sameeyay Aqalka Sare

Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si nabadeed ugu bannaanbaxay golaha dhexdiisa, isaga oo eedeymo u jeediyay dowladda. Senatorka oo maanta ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026

Dowladda Federaalka oo ciidamo dheeraad ah geysay Baydhaba

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba geysay ciidamo dheeraad ah oo laga soo qaaday Muqdisho, xilli magaalada ay ka taagan tahay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo xasaasi…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali29 Aug 2026

Xildhibaan Aqalka Sare Ah Oo Dalbaday Doorasho

Xildhibaan, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ku mudaaharaaday gudaha Aqalka Sare, isagoo ku andacoonaya in muddo-xileedkiisu dhammaaday isla markaana dowladdu si sharci-darro ah u waddo hawlaheeda.…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin29 Aug 2026

SOLJA expressed its deep concern over the illegal detention of a journalist at CID headquarters in Hargeisa

The Chairman of Somaliland Journalists Association (SOLJA), Mr. Shafi’i Mohamed Ibrahim has announced that all practicing journalists not to go to the Criminal Investigation Department (CID) unless there is an arrest warrant issued by the…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk29 Aug 2026

Madaxweyne Deni oo ka degay Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Mudug ayaa maanta safar dhanka cirka ah ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweyne Deni oo saaka diyaarad gaar ah ka…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali29 Aug 2026

Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Lacag Cusub 35 Sano Kadib

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa inay soo saarto lacag cusub oo Shilling Soomaali ah, taasoo ah markii ugu horreysay muddo 35 sano ah, iyadoo Baanka Dhexe uu sheegay in diyaar-garowgu uu gaaray heer sare . Go’aankan ayaa imaanaya…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026

Al-Shabaab oo weli ah caqabadda ugu weyn ee amniga Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Al-Shabaab ayaa weli ah caqabadda ugu weyn ee amniga Soomaaliya, iyadoo kooxda ay sii waddo awooddeeda weerarro, abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah dowladda Federaalka, ciidamada…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali GuardianRegionalSomaliguardian news29 Aug 2026

Uganda to withdraw all UPDF troops from Somalia by August 1, 2027, army chief Says – AUSSOM faces major test

MOGADISHU (Somaliguardian) – Uganda is leaving Somalia. All of it, all the way out, on a fixed date – and its army chief said so in the plainest terms Kampala has ever used. General Muhoozi Kainerugaba, Uganda’s Chief of Defence Forces and…

Read at Somali GuardianHeadline and extract © Somali Guardian — reproduced for reference, full article at the publisher.