Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1963 headlines · 42 sources · updated 32 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan oo lagu xiray CID

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan ayaa lagu xiray Ciidanka Dambi-baarista Soomaaliyeed (CID), kaddib dacwad la xiriirta lacag iyo muran dhul oo ay soo gudbiyeen ganacsato ku sugan…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse31 Aug 2026

Taliska ciidanka xoogga oo baaraya tacaddi ay askar kula kaceen maxbuus dagaal

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu bilaabay baaris hordhac ah oo lagu sameynayo muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey oo muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal. Taliska ayaa…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Sawirro: Isbitaalka Dalmar oo ka qeyb galay Bandhigga KOBAC Expo 2026

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalka takhasusiga iyo tacliimiga ah ee Dalmar ayaa ka qeyb galay carwada ama Bandhigga Waxbarashada KOBAC Expo 2026, oo muddo laba cisho ah ka socday Beerta Banaadir ee magaalada Muqdisho. Bandhiggan, oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

SJS oo walaac ka muujisay cadaadiska saxaafadda

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Suxufiyiin iyo madax ka tirsan warbaahinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo cadaadiska ay sheegeen in ay la kulmaan qaar ka mid ah wariyeyaasha iyo dadka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse31 Aug 2026

Duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya oo hakad galay iyo mas’uuliyiin ku xayiran

Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaadyada tooska ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalintii labaad hakad ku jira, iyadoo rakaab badan oo Soomaali ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku xanniban yihiin Muqdisho…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026

Garoonka Muqdisho oo maalintii labaad hakad ku jira

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad wajahaya hakad ku yimid duulimaadyada, iyadoo rakaab badan lagu soo waramayo inay ku kala xayiran yihiin…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali31 Aug 2026

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Maxay Shirkadaha Cuntada Degdegga ah ee Reer Galbeedku uga Maqan Yihiin Soomaaliya? Soomaaliya ma leh McDonald’s, Starbucks ama KFC si rasmi ah shati loogu siiyay . Shirkadaha waaweyn ee cuntada degdegga ah ee reer Galbeedka ayaa muddo…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdalle Yahye Ali31 Aug 2026

US Court Clears Way to End TPS for Somali Nationals

Federal Court Clears Trump Administration to End TPS for Somali Nationals BOSTON, United States — A federal court in Boston has cleared the administration of President Donald Trump to proceed with its decision to terminate Temporary…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.