The United States is supporting Puntland in the development and training of its Armed forces.↗
Puntland’s Regional State President in Somalia, Mr. Saed Abdullahi Deni yesterday held a high-level meeting held in the port city of Bosaso with senior U.S. Africa Command (AFRICOM) officials, led by Colonel James Rose, commander of U.S.…
Maamulka Gobolka oo qaaday tallaabo farxad-gelisay reer Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday tallaabo culus oo farxad-gelisay reer Muqdisho, kadib markii uu ku dhawaaqay in la bilaabay dhismaha waddada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dhismaha waddadan…
Puntland oo ku eedaysay DFS inay burcad-badeed ku abuurayso xeebeheeda.↗
Xukuumadda Puntland ayaa si adag uga jawaabtey eedayn uu u jeediyey wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federalka ah…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. The Houthis and Al-Shabaab have forged a secret alliance-Wall Street Journal↗
Houthis in Yemen and Al-Shabab militants in Somalia established strengthening covert partnership entailing the exchange of weapons, training, and coordinating operations, a report published by Wall Street Journal cited. Al-Shabab militants…
Somalia NSA confirms troops crossed into Ethiopia region↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s National Security Adviser, Aways Haji Yusuf, on Tuesday confirmed for the first time that an undisclosed number of Somali National Army (SNA) troops who recently completed a Saudi Arabia-funded…
Xogta duqeyn culus oo ka dhacday duleedka Baydhaba + Bartilmaameedka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la…
Somalia, Qatar Ink Deal to Establish New Technology University↗
GOOBJOOG NEWS | DOHA: The Ministry of Education, Culture and Higher Education has signed a cooperation agreement with Qatar-based University of Doha for Science and Technology (UDST) to support the establishment of Somalia’s Technology…
Somalia's President Hassan Sheikh Calls for Global Cooperation At Belgrade Summit↗
Belgrade, Serbia -- Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday called for greater international cooperation to address conflicts, terrorism, geopolitical tensions and climate change, as he addressed a summit of the…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia, Serbia Agree to Expand Cooperation in Security, Economy and Investment↗
GOOBJOOG NEWS | BELGRADE: President Hassan Sheikh Mohamud and Serbian President Aleksandar Vučić have agreed to strengthen cooperation between their countries in security, the economy and investment following talks in Belgrade. The…
Somalia Opens National Security Conference to Strengthen Coordination↗
Mogadishu, Somalia -- Somalia on Tuesday opened a National Internal Security Conference in Mogadishu, bringing together senior government officials and security stakeholders to discuss efforts to strengthen internal security and…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Deegaamada Puntland oo laga mamnoocay soo iibsiga hubka iyo gaadiidka dagaalka.↗
Xukuumadda Puntland ayaa deegaamadeeda ka mamnoocday in hub shari darro au lagu qaato ama lagu dhex…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Defence Minister Calls for Somali-Led Security System At Mogadishu Conference↗
Mogadishu, Somalia -- Somalia's Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi on Tuesday called for a Somali-led security system that is efficiently managed, accountable and sustainable within the country's economic capacity.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Beledweyne kadib maleeshiyaad…↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Gudoomiyaha degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cumar Cismaan Calasow ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda magaaladaasi, kadib markii shalay maleeshiyaad hubeysan ay carqaladeeyeen amniga goobaha loo…
Somaliland President Expected to Visit Washington As Recognition Campaign Gathers Pace↗
Hargeisa, Sept. 1 -- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi is expected to travel to Washington in the coming days for his first visit to the United States since taking office, Israeli public broadcaster Kan…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher. Ururka Towfiiq oo qaadacay jadwalka doorashooyinka Galmudug ee ay dejisey DFS.↗
Urur-siyaasadeedka Tawfiiq ayaa si adag uga horyimid jadwalka doorashooyinka ee ay soo saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia, Qatar Explore New Investment and Economic Partnerships↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia and Qatar have explored new avenues for investment and economic cooperation following a series of meetings held by Prime Minister Hamza Abdi Barre with Qatari government institutions and major companies…
Puntland oo mamnuucday soo iibsiga hubka iyo gaadiidka ciidanka↗
Puntland ayaa mamnuucday in hub shari darro au lagu qaato ama lagu dhex wato magaalooyinka, iyada oo hay’adaha amniga iyo caddaaladda lagu amray in ay tallaabo sharci ah ka qaadaan cid kasta oo lagu qabto haysashada, soo gelinta, iibinta…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Xaaladda Beledweyne Saaka: Xiisad ka Dhalatay Goobaha Diiwaangelinta Doorashada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka wajahaysa xaalad siyaasadeed oo kacsan, kaddib markii ciidamo Macawiisley ah ay la wareegeen qaar ka mid ah goobihii loo asteeyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Türkiye's Somalia Gamble - How Ankara's Strategic Bet On Mogadishu Could Deepen Crisis↗
Addis Abeba -- Somalia is approaching one of the most dangerous political moments in its post-1991 history. The confrontation between the Federal Government of Somalia (FGS) and several Federal Member States (FMS) has…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Addis Standard — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya iyo Mareykanka oo xaqiijiyey arrin la hadal hayey↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil amni oo Mareykan iyo Soomaali ah ayaa bixiyey faahfaahin cusub oo muujineysa inuu sii xoogeysanayo xiriirka u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, kaas oo hadda ku lug leh hub, tababar…
Xukuumadda Puntland oo soo saartay awaamiir lagu adkaynayo ammaanka gudaha.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Mareykanka oo Kismaayo ka sameeyey diyaar-garow militari + Sawirro↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ayaa tababar militari oo ballaaran ku sameeyey magaalada Kismaayo, kaas oo lagu tijaabiyey sida ciidamada ku sugan saldhigga ay isaga difaaci karaan weerar iyo…
Puntland oo howlgal sababay dhimasho ku qaaday koox Burcad-badeedda↗
Hal qof ayaa ku dhintay howlgal ay maanta Puntland ku qaaday todobada nin oo ka tirsan kooxdii Burcad-badeedda ee lacagta madaxfurashada ka qaatay markabkii Turkiga u rarnaa ee Lutuf, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku dhowaaqday go’aanno amni oo culus iyo in ay la wareegi doonto….↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aanno cusub oo lagu adkeynayo ammaanka gobolka Bari, kuwaas oo ay ka mid yihiin xakameynta hubka sharci-darrada ah, dardargelinta dagaalka kooxaha argagixisada,…
JowharRegionalhanad1 Sept 2026 Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn↗
Sept 01 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia. Halkaasi oo uu kusoo bandhigay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa ka jira in ciidamo ka tirsan DF ay u goosteen dowlad-deegaanka Soomaalida?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya inay goosteen qaar kamid ah ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo xiray deegaanka Xanan-buure ee gobolka Galgaduud, kuwaas…
Israel Reportedly Working to Facilitate Trump Meeting as Somaliland President Prepares First U.S. Visit↗
Somaliland President Irro is expected to make his first U.S. visit as president, with meetings in Washington and New York as Israel reportedly supports efforts to secure a Trump meeting and advance U.S. recognition of Somaliland HARGEISA,…
Read at Saxafi Media ↗Headline and extract © Saxafi Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro lagu wadaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DEG DEG: Maleeshiyaad hubeysan oo la wareegay xarumaha doorashada ee Beledweyne↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen xarumaha loo asteeyay doorashada ee magaalada Beledweyne, xilli ay halkaas ka jirto xiisad ka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo Macawiisley ah oo aad u hubeysan ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.