Analyst Michael Rubin Questions Somaliland Delegation’s Strategy Ahead of Washington Visit↗
HARGEISA (SD) – U.S. foreign-policy analyst Michael Rubin has criticized the composition of Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro’s” delegation to Washington, arguing that the size of the delegation risks sending the…
Madaxweyne oo safar ku maraya degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku marayo degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan ayaa caawa ku hoyday degmada Ufeyn. Ujeedka safarka madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay u kuurgelida…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Former Somali Custodial Corps Commander Injured in Doolow Airstrike; Turkey Accused↗
MOGADISHU (SD) – Somalia’s political crisis has intensified following a reported drone strike on the residence of former Custodial Corps commander Brigadier General Mahad Abdirahman Aden, known as General Shub, in Doolow, Gedo region.…
Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…
JowharRegionalhanad4 Sept 2026 Dowladda oo ka Hadashay Guriga Taliye Shub ee Doolow↗
Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Duqeyntii Taliye Shub iyo farriinta siyaasadeed ee mucaaradka iyo maamul-goboleedyada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Taliye Shub”, ayaa si weyn u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Turkey accused of war crime after drone strike on former Somali commander↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – A drone strike tore through the residence of General Mahad Abdirahman, Somalia’s former custodial corps chief, in the border town of Dolow on Thursday, and he survived it – but the attack has ignited a…
Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Saameynta ka Dhalan karta Duqeynta lagu Dhaawacay Taliye Shub↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyn ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga hadlay dhacdadii guriga Taliye Shub ee Doolow.↗
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu Farmaajo ka yiri qaraxa guriga Taliye SHUB?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…
Federal Government Launches Investigation into Doolow Security Incident↗
GOOBJOOG NEWS|GEDO: The Federal Government of Somalia says it is closely monitoring a security incident that originated at a house in Doolow district in the Gedo region. In a statement, the government said preliminary reports from security…
Fahad Yaasiin oo isku xiray dhacdada Doolow iyo tii Cabdullaahi Yuusuf ee 2006↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa isku xiray duqeyn la sheegay in xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan…
Somali-Born Camden Leader Emerges as Possible Labour Candidate for Starmer’s Former Seat↗
GOOBJOOG NEWS|LONDON: Sagal Abdi-Wali, a Somali-born politician who leads Camden Council, is being tipped as one of the potential candidates Labour could select to contest the Holborn and St Pancras parliamentary by-election. The election…
Somalia: Jubaland Accuses Türkiye of Carrying Out Doolow Airstrike↗
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Hanah Olson, Horndiplomat Global Reporter Nairobi, Kenya , Sept. 4, 2026 — Somalia’s Jubaland administration accused Türkiye on Friday of carrying out an airstrike on a residential compound in Doolow,…
Read at Horn Diplomat ↗Headline and extract © Horn Diplomat — reproduced for reference, full article at the publisher. UN Report Identifies Bosaso as Transit Hub for Networks Supporting Sudan’s RSF↗
GOOBJOOG NEWS|NEW YORK: A new United Nations report has identified Somalia’s port city of Bosaso as one of the transit points allegedly used by international networks to support Sudan’s Rapid Support Forces (RSF). The UN Independent…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo si adag u dhaliilay duqeynta lagu dhaawacay Taliye Shub↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Egypt Steps Up Efforts to Free Eight Sailors Held off Somalia↗
GOOBJOOG NEWS|CAIRO: Egypt has intensified diplomatic efforts to secure the release of eight Egyptian sailors being held aboard an oil tanker near the Somali coast. Egypt’s Ministry of Foreign Affairs said it had strengthened coordination…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Duqeynta Doolow oo su’aal gelisay cidda sharci ahaan awoodda u leh adeegsiga diyaaradaha dagaalka+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ku lug lahayd weerarkii lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Horn of Africa Countries Establish Regional Trade Facilitation Committee↗
GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU: Trade ministers from countries participating in the Horn of Africa Initiative (HoAI) have signed a joint declaration establishing the Horn of Africa Regional Trade Facilitation Committee (RTFC), aimed at easing…
Sheekh SHARIIF: Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn la sheegay in lagu…
Somalia Elected Alternate External Auditor of AFROSAI-A↗
GOOBJOOG NEWS|CAIRO: Somalia has been elected Alternate External Auditor of the African Organisation of Supreme Audit Institutions for Arabic-speaking countries (AFROSAI-A) for a three-year term from 2026 to 2029. The election took place…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Jubaland oo Turkiga ku eedaysay duqeyn ka dhacday Doolow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay xalay ka fuliyeen degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo Ankara ku eedaysay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Jubaland accuses Turkey of conducting an airstrike in Dolow District.↗
The Jubaland regional administration has condemned with the strongest possible terms an incident in which Turkish drones carried out an airstrike last night in Dolow District in Gedo region, accusing Ankara of being directly involved in…
DEG DEG: DF oo war kasoo saartay dhacdada guriga SHUB, shaacisayna…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay beegsiga guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), iyadoo sheegtay in baaris dhab ah ku sameynayso…
Former Somali Custodial Corps Commander wounded in an Airstrike that took place in Dolow District.↗
Reports from Dolow District in Gedo region confirm that an airstrike was reportedly carried out using a drone which specifically targeted the house of former Commander of Custodial Corps of Somalia’s Federal Government, General Mahad…
Madaxweynaha Puntland oo safar ku gaarey degmada Ufayn ee gobolka Bari.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku maraya Gobolka Bari,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Jubaland oo dalab xasaasi ah u dirtay caalamka kadib duqeynta guriga Taliye Shub↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay duqeynta xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) kaasi oo ku yaalla degmada Doolow ee…
Jubaland oo ka hadashay duqeyntii Doolow↗
Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyntii xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lala beegsaday guriga uu degmadaas ka degan yahay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia: US Aircraft Conduct Reconnaissance Operations in Puntland’s Cal Miskaad Mountains↗
US military aircraft began reconnaissance and intelligence-gathering operations on 3 September over two areas in the Cal Miskaad Mountains in Somalia’s Bari region, according to Drop Site, which cited Puntland security officials.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.