Xogta howlgal culus oo ka dhacay gobolka Baay↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday…
Danab forces kill 14 Al-Shabaab members in Bay region.↗
Somalia’s elite, U.S.-trained special operations and counterterrorism force within the Somali National Army-Danab Commandos carried out a planned operation and successfully eliminated 14 Al-Shabab members. The counterterrorism operation…
JowharRegionalhanad5 Sept 2026 Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta↗
Sept 05 (Jowhar)- Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku dilay 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyadoo ciidanku ay dul tageen qaar…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia becomes 50th country to ratify African free trade agreement↗
Somalia has formally ratified the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), becoming the 50th country to complete the process of joining the continent-wide trade agreement.
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ethiopia questions Somali soldiers who crossed border to visit families in Somalia↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Ethiopia’s security agencies have begun interrogating dozens of Somali National Army (SNA) soldiers who crossed into Ethiopian territory after completing training in Somalia’s Galmudug region, according to…
Mareykanka oo joogitaan militari oo ballaaran ku yeelanaya Puntland↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa la sheegay inuu sare u qaadayo howl-gallada cirka iyo joogitaankiisa militari ee Puntland, iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay 3-dii September hawl-gallo sahamin ah ka…
Somalia Formally Ratifies AfCFTA, Becoming 50th Member↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has formally ratified the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), becoming the 50th African country to complete the process and opening the way for Somali businesses to gain wider access to the…
Kooxda Lafta-gareen oo hanjabaad cusub soo saaray kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal kooban soo saaray ayaa jeediyay hanjabaad, kadib qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub)…
Siciid Deni oo gaarey Dhar-jaalle ayaa hanjabaad u diray haraadiga Daacish.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa saaka gaarey deegaanka Dharjaalle ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Isbitaalka Baydhaba oo lagu daaweynayo dhaawacyadii ugu badnaa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa weli laga dareemayaa raadadka dagaalladii ka dhacay magaaladaas, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Maamulka isbitaalka magaalada…
Mid kamid ah degmooyinka Puntland oo laga mamnoocay in xabad laga rido.↗
Taliska saldhigga degmada Bursaalax ee gobolka Mudug oo kaashanaya odayaasha dhaqanka iyo maamulka degmada ayaa soo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Orders Probe After Explosions, Gunfire Reported in Doolow↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Federal Government of Somalia has ordered an investigation into an incident in Doolow district in Gedo region after explosions and gunfire were reportedly heard from a house, causing fear and confusion among…
Warbixin ku saabsan saldhigga Maraykanka ee Boosaaso↗
Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga milatari ee Maraykanku ka sameysanayo Puntland. Warbixintu waxay sheegtay in dawladda Maraykanka ay dhisayso ama u…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Mustaqbalka oo eedeyn u jeediyay DF kadib qaraxii guriga taliye Shub↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…
Maraykanka oo abaabulka hawgalladiisa gobolka u wareejinaya Saldhiggiisa cusub ee Boosaaso.↗
Wafdi ka socday Mareykanka oo uu hoggaaminayay Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Major General Claude…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 MSF oo Warbixin ka Soo Saartay Dagaalkii Baydhabo iyo Dhaawacyadii Soo Gaaray Dadka Rayidka ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa warbixin ka soo saartay xaaladdii caafimaad ee ka dhalatay dagaalladii iyo iska horimaadyadii hubeysnaa ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweynaha Puntland iyo bulshada degmada Ufayn oo kulmay.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Soomaaliya oo Noqotay Goob ay Ku Kulmaan Loollanka Quwadaha Gobolka iyo Kuwa Caalamka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika ayaa sannadihii u dambeeyay noqday meel ay si weyn ugu loollamaan dowlado badan oo gobolka iyo caalamka ah. Loollankan ayaa ku salaysan arrimo la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Lafta-gareen oo war ka soo saaray qaraxii guiga taliya Shub, shaaciyeyna xog yaab leh↗
Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Puntland: Cal Miskaad oo weli ah goob dagaal, ciidamada oo wada hawlgallo ka dhan ah Daacish↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Buuraha Cal Miskaad ee gobolka Bari ayaa weli ah goob muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish-ta Soomaaliya, iyadoo ciidamada Puntland ay halkaasi ka wadaan hawlgallo ballaaran oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta xarunta CIA-da iyo saldhigga Mareykanka ka qorsheynayo Soomaaliya↗
Boosaaso (Caasimada Online) — Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu ballaariyo howlaha hay’adda sirdoonka CIA-da ee Puntland, isla markaana joogitaankiisa garoonka diyaaradaha Boosaaso u beddelo saldhig ciidan oo laga fulin karo duqeymo cirka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Baydhabo: Cabsi Amni iyo Rasaas Laga Maqlay Xaafado, Dad Shacab ahna Masaajiddo u Hoyday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabsi xooggan ayaa laga soo sheegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kaddib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas ka dhacaysa qaar ka mid ah xaafadaha magaalada, iyadoo sidoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Analyst Michael Rubin Questions Somaliland Delegation’s Strategy Ahead of Washington Visit↗
HARGEISA (SD) – U.S. foreign-policy analyst Michael Rubin has criticized the composition of Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro’s” delegation to Washington, arguing that the size of the delegation risks sending the…
Madaxweyne oo safar ku maraya degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku marayo degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan ayaa caawa ku hoyday degmada Ufeyn. Ujeedka safarka madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay u kuurgelida…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Former Somali Custodial Corps Commander Injured in Doolow Airstrike; Turkey Accused↗
MOGADISHU (SD) – Somalia’s political crisis has intensified following a reported drone strike on the residence of former Custodial Corps commander Brigadier General Mahad Abdirahman Aden, known as General Shub, in Doolow, Gedo region.…
Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…
JowharRegionalhanad4 Sept 2026 Dowladda oo ka Hadashay Guriga Taliye Shub ee Doolow↗
Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Duqeyntii Taliye Shub iyo farriinta siyaasadeed ee mucaaradka iyo maamul-goboleedyada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Taliye Shub”, ayaa si weyn u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Turkey accused of war crime after drone strike on former Somali commander↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – A drone strike tore through the residence of General Mahad Abdirahman, Somalia’s former custodial corps chief, in the border town of Dolow on Thursday, and he survived it – but the attack has ignited a…
Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu…