Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1883 headlines · 42 sources · updated 54 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 Sept 2026

Golaha Mustaqbalka oo eedeyn u jeediyay DF kadib qaraxii guriga taliye Shub

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Lafta-gareen oo war ka soo saaray qaraxii guiga taliya Shub, shaaciyeyna xog yaab leh

Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Sept 2026

Xogta xarunta CIA-da iyo saldhigga Mareykanka ka qorsheynayo Soomaaliya

Boosaaso (Caasimada Online) — Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu ballaariyo howlaha hay’adda sirdoonka CIA-da ee Puntland, isla markaana joogitaankiisa garoonka diyaaradaha Boosaaso u beddelo saldhig ciidan oo laga fulin karo duqeymo cirka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali DispatchRegionaladmin4 Sept 2026

Analyst Michael Rubin Questions Somaliland Delegation’s Strategy Ahead of Washington Visit

HARGEISA (SD) – U.S. foreign-policy analyst Michael Rubin has criticized the composition of Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro’s” delegation to Washington, arguing that the size of the delegation risks sending the…

Read at Somali DispatchHeadline and extract © Somali Dispatch — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 Sept 2026

Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionalhanad4 Sept 2026

Dowladda oo ka Hadashay Guriga Taliye Shub ee Doolow

Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026

Saameynta ka Dhalan karta Duqeynta lagu Dhaawacay Taliye Shub

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyn ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Goobjoog EnglishRegionalTomno Dominic4 Sept 2026

Somali-Born Camden Leader Emerges as Possible Labour Candidate for Starmer’s Former Seat

GOOBJOOG NEWS|LONDON: Sagal Abdi-Wali, a Somali-born politician who leads Camden Council, is being tipped as one of the potential candidates Labour could select to contest the Holborn and St Pancras parliamentary by-election. The election…

Read at Goobjoog EnglishHeadline and extract © Goobjoog English — reproduced for reference, full article at the publisher.