Xisbiga Shaakir oo sheegay in aargoosi looga reebay doorashada Galmudug↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska…
Electoral Commission Says Towfiiq Did Not Apply For Galmudug Re-Run Election↗
GOOBJOOG NEWS|DHUSAMAREB: National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC) has said the Towfiiq political organisation was excluded from Galmudug’s re-run election because it did not formally apply to participate, rejecting…
Cirro oo ka hadlay wada shaqaynta Somaliland iyo Puntland↗
Mahadka Hudson ee dalka Maraykanka ayaa madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro wax ka weydiiyay xiriirka iyo wada shaqaynta ka dhexeeya maamulkiisa & Puntland. Cirro ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland leeyihiin xiriir…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump Nominates Devin Kennington As US Ambassador To Somalia↗
GOOBJOOG NEWS|WASHINGTON: U.S. President Donald Trump has nominated Devin Kennington of California to serve as the next United States ambassador to Somalia, moving to fill a post that has remained without a Senate-confirmed ambassador…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 hours ago Booliska Galmudug oo qabtay maleeshiyaad weerar qaaday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Booliska Galmudug ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay iska difaaceen weerar maleeshiyaad hubeysan oo uu Taliska ku sheegay kuwo qaab qabiil u abaabulan ku qaadeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo saddex safiir u magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga.↗
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex diblomaasi oo loo kala dirayo Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News9 hours ago Trump oo Devin Kennington u magacaabay Safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Cirro oo shaaciyey inuu nabad ku baadigoobayo deegaamada gobolka Sool.↗
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dadka Laascaanood ay yihiin dad reer Somaliland…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Trump oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda u gudubtay Aqalka Senate-ka si loo…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 hours ago Ugaas Yuusuf oo sheegay in reer Hiiraan qaadanayaan go’aamo xasaasi ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Ganacsatada Soomaaliya oo billaabay qorshe cusub kadib markii is-beddel uu ku yimid…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsatada Soomaaliya ayaa bilaabay inay raadiyaan marinno cusub oo ay badeecooyinka dalka ku soo geliyaan, xilli walaac xooggan uu ka taagan yahay ammaanka marinnada muhiimka ah ee Bab al-Mandab iyo Hormuz,…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 hours ago Puntland oo Boosaaso ku xayirtay saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa xaalad ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kaddib markii Puntland la sheegay inay garoonka ku xayirtay saraakiil ciidan iyo xubno ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari ku biiriyo ciidanka caalamiga ah ee madaxweyne Donald Trump uu doonayo in la geeyo Gaza, xilli Mareykanka uu weli raadinayo inuu…
JowharRegionalhanad19 hours ago Kumaandooska Danab oo howlgal ku qabtay xubno k tirsan Al-shabaab↗
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, gaar ahaan qaybta Special-ka Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay koonfurta deegaanka Leego ee Gobolka Baay. Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Muungaab iyo dhiggiisa Jabuuti oo saxiixday heshiis dhigaya in labada caasimad…↗
Jabuuti (Caasimada Online) – Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo dhiggiisa magaalada Jabuuti, Said Daoud Mohamed ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga labada caasimadood, gaar…
Southwest Somalia conflict risks spiraling into inter-clan war, ACLED warns↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – A political and military standoff in Somalia’s Southwest state risks escalating beyond a power struggle into a protracted inter-clan conflict that could destabilize the wider Bay region, the Armed Conflict…
Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo u dhoofayay Muqdisho↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 hours ago Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamo Booliis ah iyo ciidamo ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. E79. Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026↗
Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu weli yahay “ku tiirsanaanta awooddeena dakhli”, 65% miisaaniyadda waxaa laga…
Ugaashka beesha Xawaadle oo ka degay Beledweyne, kuna dhawaaqay in…↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo siyaasiyiin ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo…
Somali Army Land Forces Chief Inspects Frontline Positions in Baidoa↗
Baidoa -- The commander of the Somali National Army's land forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, inspected frontline military positions in Baidoa during an official visit to the interim capital of South West State, the…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 hours ago Weerarada Online-ka oo Aamusinaya Saxafiyiinta Soomaaliya+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saxaafadda Soomaaliyeed iyo hay’adaha warbaahinta ayaa wajahaya weerar internet oo isku xiran oo lagu beegsanayo akoonnada suxufiyiinta iyo warbaahinta Soomaalida maalmaha fasaxa, taasoo u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Ugaas Yuusuf oo ku dhawaaqay in reer Hiiraan qaadan doonaan go’aamo xasaasi ah oo fulin u baahan.↗
Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan gobolka Hiiraan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xogta ciidamo deegaan oo lagu tababarayo Waajid↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilowday tababarka ciidamo deegaan ah, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada iyo deegaanada…
Local forces being trained in Wajid↗
The Federal Government of Somalia has launched a training program in the Waajid district of the Bakool region for local forces; these troops are intended to support the Somali National Army as it prepares to take over security…
Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo ka dhoofi lahaa garoonka Boosaaso↗
Puntland ayaa maanta saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kuwaas oo la sheegay in ay u socdeen magaalada Muqdisho. Puntland waxay xirtay labo sarkaal oo ka mid ah ciidamadii federaalka ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago Amniga Baydhabo oo faraha ka sii baxaysa.↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Baydhabo: Waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoo ay sii badanayaan dilalka loo geysto dadka ku nool magaalada Baydhabo. Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada ayaa la sheegay in dadku uga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Shirweynaha Qiimaynta Puntland ee 2026 oo Garoowe ka furmay.↗
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daah-furay shirka Toddobaadka Qiimeynta Puntland…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Beledweyne oo laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan xilli ay taagan tahay xiisadda siyaasadeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya dhaqdhaqaaq ciidan iyo isu diyaar-garow xooggan, xilli magaalada ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxay soo arkeen saraakiisha ay DF u dirtay Baydhaba? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdi saraakiil ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee magaalada Baydhaba, si ay ugu kuurgalaan xaaladaha amniga ee ka jira halkaasi. Wafdigan oo uu…