Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Xiisad ka dhalatay gacan-ka-hadal ka dhacay Garoonka Aadan Cadde iyo hakinta SalamAir↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad ayaa ka dhalatay gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib dhacdo la sheegay inay dhex martay shaqaale ka tirsan diyaaradda SalamAir iyo dhinac kale oo ka shaqeeya…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Call for Application for Research Training↗
Call for Application for Research Training Somali Public Agenda September 21, 2025 Application Deadline This application will expire on September 13, 2026, at 03:59pm Mogadishu time, and no submissions beyond […] The post Call for…
Somalia Steps Up Fight against Piracy after Wave of Vessel Attacks↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has pledged to intensify efforts to combat a resurgence of piracy off its northeastern coast, saying commercial vessels have been attacked or seized since April and calling for the immediate release of…
Somali National Army officers are reviewing the Basra operation.↗
Reports from Mogadishu indicate that top brass officers of the Somali National Army are deliberating on necessary adjustments to ensure the success of the operation aimed at removing Al-Shabab militants from Bara area— a location situated…
Somalia, OIC Reaffirm Cooperation as Regional Mission Chief Ends Tenure↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia and the Organisation of Islamic Cooperation (OIC) have reaffirmed their commitment to strengthening cooperation as the head of the OIC Regional Mission in Somalia, Ambassador Mohamed Bamba M. Boba,…
Bannaanbaxyo ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Jubaland↗
Bannaanbaxyo looga soo horjeeda dowladda Turkiga ayaa maanta dhacay degmooyin ka tirsan maamulka Jubaland, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kismaayo iyo Afmadow. Dibadbaxayaasha ayaa muujiyay in ay ka soo horjeedaan duqeyntii Doolow oo ay hore…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. The Federal Government of Somalia has released the names of the Al-Shabaab members killed in the Bula-Fulay operation.↗
The Federal Government of Somalia has provided further details regarding a planned operation carried out by the Somali National Army—specifically the Danab Commandos—on September, 4, 2026, in the Buula-Fulaay area of the Bay region, which…
Israel oo Somaliland ku dartay liis halis ah, soona saartay digniin culus↗
Tel Aviv (Caasimada Online) — Dowladda Israel ayaa Somaliland ku dartay meelaha ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan, iyadoo siisay heerka afaraad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka amniga Israel. Golaha…
Israel warns its citizens against traveling to Somaliland.↗
Israel’s National Security Council issued a new warning regarding a security threat facing Israelis and Jews outside Israel, including in Somaliland, noting that Houthi militias in Yemen intend to target Israelis traveling to Somaliland.…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Israel oo Somaliland gelisay heerka ugu sarreeya ee digniinta safarka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Amniga Qaranka Israel ayaa Somaliland ku daray meelaha lagu qiimeeyay Heerka 4-aad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka digniinaha safarka ee Israel. Golaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. An Unlikely Axis: Inside the Growing Alliance Between Al-Shabaab and Yemen’s Houthis↗
A dangerous convergence between two of the region’s most powerful armed groups is reshaping the security landscape across the Gulf of Aden. Al-Shabaab, the al-Qaeda affiliate fighting to overthrow Somalia’s internationally recognised…
Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli uu ku sugan yahay Cirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qeyb-geli doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo New York uu haatan ku sugan…
Puntland oo lacag la’aan ka dhigaysa waxbarashada dugsiyada hoose dhexe.↗
Xukuumadda Puntland ayaa wadda qorshe ballaaran oo lacag la’aan looga dhigi doono dugsiyada hoose dhexe ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. SOOMAALIYA oo sheegtay in aan loo dulqaadan karin in Turkiga…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay olole ay sheegtay in si abaabulan loogu wado xiriirka dhow ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo lagu faafinayo warar aan sal lahayn oo lagu dhaawacayo xiriirka…
Somalia Steps Up Flood Preparations in Beledweyne amid El Niño Warning↗
GOOBJOOG NEWS | BELEDWEYNE: Somali disaster officials have stepped up preparations for possible flooding in Beledweyne, one of the country’s most flood-prone cities, as communities are urged to prepare for potentially heavy rains in the…
Kenya oo xirtay laba haween Soomaali ah oo Jomo Kenyatta ka dhoofinayay…↗
Nairobi (Caasimada Online) – Laba haween ah oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga dhoofinayeen dahab miisaankiisu gaarayay 658 garaam. Haweenka oo lagu kala…
Puntland oo sheegtay in ay lacag la’aan ka dhigayso dugsiyada hoose/dhexe↗
Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay in ay dowladdu dhawaan lacag la’aan ka dhigi doonto dugsiyada hoose/dhexe ee Puntland. “Waxaa hadda dowladdu wadaa oo dhaqso u hirgeliya in ay dugsiyada hoose/dhexe oo dhanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. DF Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay heshiiska…↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta heshiiska dhismaha aagga ganacsiga xorta ah ee qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo sidaas ku noqotay dalkii 50-aad ee xubin rasmi ah ka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Bannaanbax looga soo horjeedo Turkiga oo ka dhacay Kismaayo+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qaar ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo ayaa sameeyay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan dowladda Turkiga, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xiriira duqeyn la sheegay in lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo xirtay sarkaal ciidan oo loo haysto kiis hadal-hayn badan dhaliyay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidamada, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si xun ula dhaqmay maxbuus ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo muuqaal laga duubay falkaasi uu si weyn…
Somalia Introduces Interim Rules for Cultural and Arts Organizations↗
GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU: Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has announced the implementation of new interim regulations governing the administration and registration of cultural and arts organizations operating in the…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Mareykanka oo qorsheynaya inuu ballaariyo saldhiggiisa milatari ee Boosaaso↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa inay ballaariso howlgallada sirdoonka iyo kuwa milatari ee ay ka waddo magaalada Boosaaso ee Puntland, iyadoo la qorsheynayo in joogitaanka Mareykanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Deni iyo bulshada Iskushuban.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Barakac xooggan oo ka bilowday Baydhabo, kaddib hanjabaado amni oo soo baxay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa laga soo sheegayaa barakac xooggan oo ka bilowday qaybo ka mid ah magaalada, kaddib markii ay soo baxeen hanjabaado iyo digniino la xiriira…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…
US plans Bosaso base for CIA operations, air strikes: report↗
Bosaso (Somalia Today) — The United States plans to expand CIA operations in Somalia’s Puntland region and turn its presence at Bosaso airport into a military base capable of launching air strikes and surveillance missions from the…
UN says Bosaso used as hub for arms, fighters to Sudan’s RSF↗
Bosaso (Somalia Today) — The United Nations says Somalia’s port city of Bosaso served as a recurring logistics hub for a transnational network moving weapons, military equipment and foreign personnel towards Sudan’s paramilitary Rapid…
Qorshe ku kacaya $20 bilyan oo lagu isir sifeynayo dadka Gaza iyo Somaliland oo….↗
Tel Aviv (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Qaranka Israel Itamar Ben Gvir ayaa Khamiistii soo bandhigay qorshe uu doonayo in boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah looga isir sifeeyo Marinka Gaza sannad kasta, isaga oo arrintan ka dhigaya…
Somalia says Ankara Declaration now governs Ethiopia ties↗
Mogadishu (Somalia Today) — Somalia says the Ankara Declaration now governs its relations with Ethiopia, playing down questions over whether Addis Ababa’s disputed 2024 memorandum with Somaliland remains formally in force. State Minister…
Sawirro: Sidee Cirro loogu soo dhaweeyay Mareykanka?↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka Washington Dulles International Airport (IAD) ee Magaalada Washington D.C,…