Skip to content
Wednesday, 16 September 2026
Breaking News

Aggregated

The Wire

1875 headlines · 42 sources · updated 19 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Xog: DF oo qorsheyneysa xayiraado dhaqaale iyo socdaal oo ka dhan ah Lafta-gareen

Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Xogta ragga Soomaalida ah ee isku xiray Al-Shabaab iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba nin oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay door muhiim ah ka qaateen xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, iyaga oo fududeeyay helitaanka hub, tababbar militari iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh

Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali DispatchRegionaladmin6 Sept 2026

Somalia: Anti-Turkish Protests Erupt in Kismayo as Jubaland Officials Accuse Ankara of Interference

KISMAYO (SD) – A protest against the Turkish government was held in Kismayo, the interim capital of Jubaland, with demonstrators accusing Ankara of interfering in Somalia’s internal political and security affairs. Protesters carried…

Read at Somali DispatchHeadline and extract © Somali Dispatch — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 Sept 2026

Xildhibaanno ka tirsan BF oo Turkiga ku eedeeyay qaraxii guriga taliye Shub + Video

Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 Sept 2026

Madaxweyne Deni oo gaaray Baargaal

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada ayaa sheegay in booqashada Baargaal…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin6 Sept 2026

Land Forces Commander of Somalia’s National Army Travels to Bardhere, Gedo region

A delegation led by the Commander of the Land Forces of Somalia’s National Army, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, arrived in the town of Bardhere in Gedo region on Sunday. The delegation was greeted upon arrival at the airport by…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026

Maxaa Hortaagan Haweenka Soomaaliyeed?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Caqabadaha haweenka Soomaaliyeed ee dhinacyada dhaqanka, bulshada iyo ganacsiga ayaa kamid ah arrimaha muhiimka ah ee si joogto ah looga doodo, iyadoo haweenku ay door weyn ku leeyihiin…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somaliland StandardRegionaladmin6 Sept 2026

Jubaland Officials join the residents of Kismayo and Afmadow in protests against Turkey.

Hundreds of people took to the streets of Kismayo, the interim capital of Jubaland, to express their anger against the Turkish government following an incident in Dolow district of the Gedo region. The protesters accused Turkey of…

Read at Somaliland StandardHeadline and extract © Somaliland Standard — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed6 Sept 2026

Magacyada horjoogashii lagu laayay gobolka Baay

Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo Sabtidii ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga deegaanka Buula-Fulaay ee gobolka Baay,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.