Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay duleedka degmada Baardheere↗
Sept 09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen saaka waaberigii xero ku taal duleedka degmada Baardheere. Ciidamada ku sugnaa xeradaas…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo ku adkeysatay arrin la xiriirta hanaanka kala guurka UNTMIS↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa ku-simaha hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa…
Kulan looga hadlayay hannaanka kala guurka UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay↗
09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Dowladda Federaalka ee Baardheere↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku bilowday hoobiyeyaal ku qaaday xerada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne + Khasaaraha↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay xaafadda Buundo Weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ka dhacay goob uu ka socday dhismo, waxaana…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Qarax Dhulka Lagu Aasay oo Dhimasho iyo Dhaawac ka Geystay Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qarax dhulka lagu aasay ayaa saaka ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda Buundo-weyne, agagaarka Cabdi Coon, iyadoo qaraxa uu sababay dhimasho iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Journalist Dies From Gunshot Wounds Sustained While Reporting On Clashes in Baidoa↗
NUSOJ reported that Abdullahi was at home when the clashes started. He contacted his media director, who advised him to stay indoors until the situation had calmed down. However, the journalist later left his house and was heading to…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © IFJ — reproduced for reference, full article at the publisher. Mogadishu Forum Calls for Stronger Federal-State Coordination to Modernise Media Sector↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s federal and state authorities have called for a more coordinated approach to government communication and media development, as the country moves to adapt its media sector to rapid technological and…
Garabka Lafta-gareen oo ka hadlay qaabkii loo abaabuley weerarkii Taliye Shub ee Doolow.↗
Garabka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa soo saaray warbixin ku saabsan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia to Press Security and Development Priorities at UN General Assembly↗
GOOBJOOG NEWS | UNITED NATIONS: Somalia is set to use its prominent diplomatic position at the United Nations to push for greater international support for its security transition, humanitarian response and development agenda as the 81st…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xooggan oo Saaka laga Dareemayo Duleedka Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan ayaa saaka laga soo sheegayaa qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda, iyadoo xaaladda amni ay u muuqato mid ka duwan maalmihii lasoo dhaafay. Ilo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo ku guuldarraystay dhaqangelinta qodobo kamid ah dastuurka cusub.↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta nuqulo muhiim ah oo katirsan astuurka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Kooxda Al-Shabaab oo sii daysay shan shaqaale samafal ah oo laga afduubtay Buurhakaba↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo deegaanka Raar ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay ugu dambeyn sii daysay shan qof oo ka tirsanaa shaqaalaha hay’ad…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Dad Soomaali ah oo ayaga oo dagaalamaya lagu dilay dalka…↗
Cadan (Caasimada Online) — Ciidamada Yemen ee ka soo horjeeda Xuutiyiinta ayaa sheegay in meydadka dagaalyahanno Soomaali ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab laga dhex helay xubno ka tirsan Xuutiyiinta oo lagu dilay dagaallo ka dhacay…
Madaxweyne Deni oo gaaray Xaafuun↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray degmada Xaafuun ee gobolka Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa inta uu ku sugan yahay jasiirad u ekaha degmada Xaafuun wuxuu kulamo la…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Who is Sagal Abdi-Wali, tipped for Starmer’s former seat?↗
London, UK — Somali-born British politician Sagal Abdi-Wali has emerged as a leading contender to become Labour’s candidate in the Holborn and St Pancras by-election, potentially putting a former child refugee on course to succeed former…
Ganacsade lagu dilay Gaalkacyo↗
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay ganacsade Axmed Yuusuf Faarax (Haamay) oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug, kaas oo la dilay xilli uu u socday salaadii maqrib. Marxuum Axmed Haamay oo sidoo kale ahaa wadaad iyo nabadoon waxaa la…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Koonfur iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Xaaladda guud ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa weli kacsan, iyada oo dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Baydhaba ay uga sii dareen xiisadda, kuwaas oo saameyn ku yeeshay deegaanka, maadaama dhimasho,…
Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedaymaya loo jeediyey Koonfur Galbeed.↗
Iska-horimaadyadii ka dhacayqaybo ka mid ah Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeedSoomaaliya intii lagu jiray toddobaadkii ugu horreeyay eeSebtembar 2026,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DF oo ku guul-dareysatay dhaqan-gelinta dastuurkii ay kula dagaallantay mucaaradka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guul-dareysatay inay dhaqan-geliso dastuurka cusub, xilli maanta ay ku egtahay muddadii lixda bilood ahayd ee ay dowladdu sheegtay inay ku dhammaystirayso hirgelinta…
Top diplomat Leaves Mogadishu With Questions Over the Future of U.S. Policy in Somalia↗
MOGADISHU (SD) — The departure of U.S. Chargé d’Affaires ad interim Justin Davis from Mogadishu comes at a time when Washington appears to be reassessing how it engages with Somalia, raising questions about the future direction of American…
DF Soomaaliya oo qorshaynaysa habraac cusub oo lagu xaddidayo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo lagu nidaaminayo dhaq-dhaqaaqa ajaanibta iyo hay’adaha ku howlan duubista muuqaallada, filimada iyo hawlaha dalxiiska ee gudaha dalka. Wasiirka…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026 Gaalkacyo: Laba qof oo lagu dilay 48 saac gudahood iyo walaac laga qabo amniga↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Gaalkacyo ayaa mar kale wajahaysa walaac xooggan oo dhanka amniga ah, kaddib markii muddo 48 saac gudahood ah magaalada lagu dilay laba qof, iyadoo dilalkaasi lagu sheegay inay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali forces receive Turkey’s modern ALKAR 120mm mortar system for the first time.↗
The Somali National Army has reportedly acquired the ALKAR 120mm modern mortar system, manufactured by the Turkish defense industry company ASELSAN, as part of the deepening military cooperation between Somalia and Turkey. The ALKAR 120mm…
Anti-Turkey protests spread across Somalia after Dolow air strike↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Mass protests against Turkey and President Recep Tayyip Erdogan have swept through major towns in southern Somalia’s Jubaland state this week, following accusations by regional authorities that Ankara carried…
US conducts airstrike targeting al-Shabaab in Somalia↗
The United States has carried out an airstrike targeting al-Shabaab in Somalia, according to US Africa Command (AFRICOM).
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somaliland Police Launches Instructor Training Programme to Build a New Generation of Trainers↗
The Commander of the Somaliland Police Force, Brigadier General Abdirahman Abdillahi Hassan, has officially opened a Training of Trainers (ToT) programme designed to prepare police officers to become instructors capable of training future…
Al-Shabaab oo 10 qof ku afduubtay gobolka Baay – Maxay wadeen?↗
Buurhakaba (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay deegaanka Raar oo qiyaastii 10 KM u jira degmada Buurhakaba ka afduubteen ku dhowaad 10 qof oo ka shaqeynayay hay’ad samafal.…
Al-Shabaab abducts Aid workers in the Bay region.↗
Members of Al-Shabaab abducted nearly ten aid agency workers in the Raar area—located 10 km from Buur Hakaba district in the Bay region—while they were transporting aid, according to various sources who spoke to Mustaqbal Media. It is…
Switzerland to Deport Seriously Injured Somali Man Despite Planned Medical Treatment↗
Zurich -- Switzerland is due to deport a seriously injured Somali man to Mogadishu this week despite his lawyers' objections and planned medical treatment, according to Swiss human rights group Augenauf.
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher.