Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay xubno ka tirsan mucaaradka
Aug 23 (Jowhar)-Kulan ay yeesheen Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Iyo xubno metelayay xildhibaanada mucaaradka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo labada dhinac ay isla gaareen heshiis ka kooban afar qodob. Kulanka kadib…