Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

21 headlines · 42 sources · updated 3 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · Ethiopia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 days ago

Abiy Ahmed oo billaabay in uu drone sameysto xilli uu weerar culus qorsheynayo

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si weyn u ballaarisay awooddeeda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyadoo dalka gudihiisa ka hirgelisay laba warshadood oo soo saara drones-ka, halka khubaradu ay rumeysan yihiin in…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Sept 2026

Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh

Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan6 Sept 2026

DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse3 Sept 2026

Sawirro: Soomaaliya oo Addis Ababa ku guddoomisay shirkii ugu horeeyay ee…

Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan hindisaha Geeska Afrika…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse3 Sept 2026

Somaliland oo wakiillo u dirtay Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Itoobiya

Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa qaaday tallaabo cusub oo dhinaca diblomaasiyadda ah, iyadoo wakiillo cusub u magacawday inay maamulka ku metelaan Midowga Yurub, Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD iyo Itoobiya. Magacaabistan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 Sept 2026

DF Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ay heli karto marin-badeed haddii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa shaaciyay in Itoobiya ay heli karto marin la isku halayn karo oo ay badda uga soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

Itoobiya oo qaaday tallaabo ka dhan ah lix shirkad oo ka dhisan Soomaaliya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Bankiga Dhexe ee Itoobiya ayaa digniin ka soo saaray toddobo shirkadood oo xawaalado Soomaali ah, isaga oo sheegay in shirkadahaasi aysan haysan oggolaansho ay adeegyada lacag-dirista uga bixiyaan gudaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.