Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

18 headlines · 42 sources · updated 1 minute ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · Eritrea · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan15 Oct 2026

Mareykanka oo Abiy Ahmed gaarsiiyey digniin culus oo ku saabsan dagaalka Eritrea

Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, wax kasta oo horseedi kara xad-gudub ama duullaan ka tallaaba xuduudaha, xilli ciidamada federaalka Itoobiya ay si xawli ah ugu…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan10 Oct 2026

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Eritrea iyo Itoobiya – Maxay Asmara maanta sameysay?

Asmara (Caasimada Online) – Dowladda Eritrea ayaa Sabtidii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbatay inuu cambaareeyo waxa ay ku tilmaantay dagaal ay Itoobiya ku dhawaaqday, isla markaana qaado tallaabooyin looga hortagayo weerar ay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan9 Oct 2026

Itoobiya oo warqad ay QM u dirtay ku shaacisay go’aan xasaasi ah kuna dhowaaqday…

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in ciidamada Eritrea ay duullaan ballaaran ku soo qaadeen waqooyiga dalkeeda, isla markaana aysan haysan wax ikhtiyaar ah oo aan ka ahayn inay is-difaacdo,…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse9 Oct 2026

Somaliland oo si yaab leh uga hadashay shirkii Masar ee looga horyimid aqoonsiga Israel

Hargeysa (Caasimada Online) – Danjiraha Somaliland u fadhiya Israa’iil, Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud ayaa si adag uga hadlay kulanka ay dhawaan yeesheen madaxda Soomaaliya, Eritrea, Masar iyo Suudaan, kaas oo lagu cambaareeyay aqoonsiga ay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed8 Oct 2026

Itoobiya ‘oo khiyaano’ ku eedeysay Xasan Sheekh kadib shirkii El Alamein

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si adag uga fal-celisay mowqifka Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan bayaankii kasoo baxay shirkii ay Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Suudaan, 4-tii…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan7 Oct 2026

Ciidamada Eritrea oo gudaha u galay Itoobiya iyo dagaal laga…

Addis Ababa (Caasimada Online) – Xiisadda u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa gaartay heer cusub oo halis ah, kadib markii ciidamada Eritrea lagu soo warramay inay gudaha u galeen waqooyiga Itoobiya, halka xukuumadda Addis Ababa ay Asmara…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 Oct 2026

Itoobiya oo jawaab ka bixisay bayaankii isbahaysiga Masar, Eritrea, Sudan iyo Somalia

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay bayaankii kasoo bxay shir-madaxeedka wadatashiga afar geesoodka ah ee madaxda waddamada Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ee ka dhacay…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan5 Oct 2026

Masar, Eritrea iyo Sudan oo soo saaray mowqif adag oo ka dhan ah Somaliland

Qaahira (Caasimada Online) – Masar, Eritrea iyo Sudan ayaa Axaddii si wadajir ah Soomaaliya ugula saftey mowqif ka dhan ah aqoonsi ama taageero loo fidiyo maamulka Somaliland, kadib shir afar geesood ah oo ka dhacay magaalada New Alamein…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 Oct 2026

Midowga Afrika oo u digay Itoobiya, Eritrea iyo Masar xilli xiisaddu meel sare gaartay

Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa ka digay xiisadda sii xoogeysanaysa ee u dhexeysa Itoobiya, Eritrea iyo Masar, xilli xiriirka saddexda dal uu marayo marxalad xasaasi ah, iyadoo dhinacyadu ay isku weydaarsanayaan eedeymo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan1 Oct 2026

Itoobiya oo xirtay safaaradii Eritrea, cayrisay 10 diblomaasi xilli xiisadda ay ka sii dartay

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii amartay in la xiro safaaraddeeda magaalada Asmara, iyadoo sidoo kale 10 diblomaasi oo Eritrean ah ku amartay inay dalka kaga baxaan 48 saacadood gudahood, tallaabo…

Read at Caasimada Online ↗Headline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.